Hyppää sisältöön
    • Suomi
    • Svenska
    • English
  • Suomi
  • Svenska
  • English
Haku- ja käyttöohje
JavaScript is disabled for your browser. Some features of this site may not work without it.
Näytä viite 
  •   Etusivu
  • Työ- ja elinkeinoministeriö
  • Julkaisut
  • Näytä viite
  • Etusivu
  • Työ- ja elinkeinoministeriö
  • Julkaisut
  • Näytä viite

Ku soo showow Finland


Avaa tiedosto
2022_14_MEAEguide_Ku_soo_dhowow_Finaland_SO.pdf (5.490Mt)
Lataukset: 

URI
https://tem.fi/tervetuloa-suomeen
Työ- ja elinkeinoministeriö
20.05.2022
Julkaisusarja:
MEAE guidelines and other publications 2022:14
This publication is copyrighted. You may download, display and print it for Your own personal use. Commercial use is prohibited.
Näytä kaikki kuvailutiedot

Julkaisun pysyvä osoite on

http://urn.fi/URN:ISBN:978-952-327-622-2
Tiivistelmä
Waxaad gacanta ku haysaa hage, kaas oo loogu talaggalay in uu kaa caawiyo marxaladda hore ee billowga ah ee degista Finland. Hagaha waxaa ku jira macluumaad ku saabsan degitaanka, shaqo qabashada iyo saraakiisha dowladda iyo macluumaad aasaasi ah oo ku saabsan bulshada Finnishka ah. Macluumaadka hagaha waxaa laga soo uruuriyay adeegga shabakadda ee InfoFinland, halkaas oo aad sidoo kale ka heli karto macluumaad dheeraad ah oo ku saabsan mowduucyada hagahan. Horumarinta laqabashada Finland ee dadka dalka u soo guuray waxaa laga dejiyay sharciga u gaar ah. Sida uu sharcigaas qabo, qof kasta oo Finland u soo guuraya waxaa la siinayaa macluumaad ku saabsan nolosha Finland iyo bulshada Finnishka ah. Haddii macluumaadka ku jira haguhu aanay dhammaantood hadda ahayn kuwa ku quseeya, meel dhigo hagaha. Gadaal dambe ayaad uga baahan kartaa. Ka sokow hagahan, waxaa kale oo lagu siinayaa talooyin iyo hagitaanno kale, si sal-dhigista Finland ay sida ugu macquulsan kuugu fududaato. Macluumaadyada dheeraadka ah oo arrima badan ku saabsan waxaad si gaar ah uga heleysaa degmadaada ama bogagga degmooyinka ee adeegga shabakadda InfoFinland.
Ku soo dhowow oo qayb ka noqo bulshada Finland!

Selaa kokoelmaa

NimekkeetTekijätJulkaisuajan mukaanViimeksi lisätytAsiasanatJulkaisijat

Aineistojen tallennus

Kirjaudu sisäänRekisteröidy
Tietosuoja
Saavutettavuusseloste
Valtioneuvoston kanslia
Puolustusministeriö
Liikenne- ja viestintäministeriö
Ulkoministeriö
Valtiovarainministeriö
Työ- ja elinkeinoministeriö
Oikeusministeriö
Opetus- ja kulttuuriministeriö
Sosiaali- ja terveysministeriö
Sisäministeriö
Maa- ja metsätalousministeriö
Ympäristöministeriö

Valtioneuvoston kanslia
|
Valtioneuvoston hallintoyksikkö
·julkaisutuotanto(at)gov.fi | vnk.fi·
Palvelun tuottaja
Kansalliskirjasto
Valtioneuvoston kanslia
Valtioneuvoston hallintoyksikkö
julkaisutuotanto(at)gov.fi | vnk.fi
Palvelun tuottaja Kansalliskirjasto