Hyppää sisältöön
    • Suomi
    • Svenska
    • English
  • Suomi
  • Svenska
  • English
Haku- ja käyttöohje
JavaScript is disabled for your browser. Some features of this site may not work without it.
Näytä viite 
  •   Etusivu
  • Valtioneuvosto
  • Julkaisut
  • Näytä viite
  • Etusivu
  • Valtioneuvosto
  • Julkaisut
  • Näytä viite

Warbixinta Golaha dowladda ee horumarinta kala-sarrayn la’aanta, sinnaanta iyo takoorid la’aanta bulshada Finnishka dhexdeeda ah


Avaa tiedosto
VN_Statement_31082023_SO.pdf (320.5Kt)
Lataukset: 

Valtioneuvosto
15.09.2023
Tekijänoikeuslaki (404/1961) 9 § Tekijänoikeussuojaa vailla olevat teokset
Näytä kaikki kuvailutiedot

Julkaisun pysyvä osoite on

http://urn.fi/URN:NBN:fi-fe20230914126190
Tiivistelmä
Finland waxay horumarinaysaa hirgelinta dimuquraadiyadda, mabada’a dowlad qaanuun ku dhisan iyo xuquuqda aasaasiga ah iyo tan bani’aadamka. Bulsho kalsooni qabta iyo xiriirka dadka ee wanaagsan waxay dhalanayaan, marka qofkasta oo Finland joogo uu ku kalsoonyahay hirgelinta xuquuqdiisa, sinnaanta dadka kala jinsiga ah iyo sinnaanta loo simanyahay sharciga, takoorid la’aanta iyo fursadda uu saamayn kula yeelan karo jihada ay noloshiisu u socoto.

Xukuumaddu waxay qawlqaadday horumarinta sinnaanta iyo takoorid la’aanta iyo weliba qabashada shaqo lagu yaraynayo cunsuriyadda. Xukuumaddu waxay doonaysaa in hawshaas ay ballanqaad uga hesho bulshada Finnishka ah oo dhan. Waxay dadka oo dhan qayb ka noqon karaan dhisidda Finland uu qofkasta ugu noolaal karo nabad iyo aqbalaad.

Xukuumaddu waxay baarlamaanka u gudbisay 31.8. warbixintan lagu kordhinayo sinnaanta iyo takoorid la’aanta.

Markii la diyaarinayay warbixinta waxaa si weyn loo dhegeystay qiyaastii boqol wakiillo ah oo ka socday bulshada rayidka ah, cilmibaarayaal iyo hawlwadeennayaal kale oo muhiim ah. Iyadoo lagu salaynayo dhegeysiyada la sameeyay ayaa waxaa hogatusmoobay waxqabadyadii horay loogu heshiiyay ee ku jiray qorshaha xukuumadda

Selaa kokoelmaa

NimekkeetTekijätJulkaisuajan mukaanViimeksi lisätytAsiasanatJulkaisijat

Aineistojen tallennus

Kirjaudu sisäänRekisteröidy
Tietosuoja
Saavutettavuusseloste
Valtioneuvoston kanslia
Puolustusministeriö
Liikenne- ja viestintäministeriö
Ulkoministeriö
Valtiovarainministeriö
Työ- ja elinkeinoministeriö
Oikeusministeriö
Opetus- ja kulttuuriministeriö
Sosiaali- ja terveysministeriö
Sisäministeriö
Maa- ja metsätalousministeriö
Ympäristöministeriö

Valtioneuvoston kanslia
|
Valtioneuvoston hallintoyksikkö
·julkaisutuotanto(at)gov.fi | vnk.fi·
Palvelun tuottaja
Kansalliskirjasto
Valtioneuvoston kanslia
Valtioneuvoston hallintoyksikkö
julkaisutuotanto(at)gov.fi | vnk.fi
Palvelun tuottaja Kansalliskirjasto